Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Xudur ee Xarunta Gobalka Bakool, ayaa bilaabay Kulamo kala duwan oo uu la qaadanaayo Odayaasha dhaqanka, Maamulka Degmada waxgaradka, Degmada Tiyeeglow ee Gobalka Bakool.
Waxana inta badan looga hadley sidii Gacanta Dowladda Degmadaasi dib loogu soo cilinlahaa.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen ayaa wacad ku marey in sida ugu dhagsiyaha badan Al-shabaab loogala Wareegi doono Guud ahaanba Deegan Walba ay kaga sugan yahiin koonfur Galbeed Soomaaliya.
Dowladda koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Dadaallo ugu jirta Sidii loo furi laha Waddoyinka ay go’domiyen Al-shabaab.