Sawirro:- Duqa Muqdisho iyo Xaliimo yareey oo ka shiray arrimaha doorashooyinka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim Xaliima Yareey ayaa kawada hadlay Sida loogu diyaar garowbayo arimaha doorashooyinka soo socda ee Dalka iyo gabka loo qabanay Doorashooyinka la filayo in Dalka ay ka dhacdo.

Kulanka oo ka dhacay xarunta gudiga doorashooyinka madaxa banaan ku leeyihiin taas oo ku taal Madaxtooyada qaranka Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir .

Waxa Balan Qaaday In uu Lashaqeynayo Gudigga Doorashoyinka Qaranka. Isagoona Sidookle u Mahad celiyay Gudoomiyaha Gudiga Doorashinka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media