Hawwadeenada Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka ayaa xaflad kooban oo sagootin Ah u sameeyey gudoomiyaha cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thabit Abdi .
SAfiir Ahmed Cawad oo soo abaabulay xafladan kooban oo xarunta safaarada ka dhacday ayeey hawlwadeenada ku so sagootiyeeb Thabit oo maalmaha so socda ku so aadan magaalada Magalaada Muqdisho .
Thaabit ayaa dhawaan lo magacaabay gudoomiyaha iyo duqa Muqdisho ,waxaana uu maalmahan ku mashquulsanaa xil wareejin maadama la magacaabay isago haya xilka safiir xigeen.
Safir Cawad oo Radio Dalsan la hadlay ayaa Thabit ku amaanay halwkarnimo inti ay wada shaqeynayeen,waxuuna sheegay inu hubi Thabit inu yahay nin hawsha ka bixi kara.