Raisul Wasare-ku-xigeenka Dalka Maxamed Cumer Carte oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay arimaha abaaraha.
Gudiga abaaraha ayuu ka dhageystay warbixin la xiriirta xaalada abaaraha iyo saameynta ilaa iyo hadda lasoo warinayo ee ay wajahayaan dadka ay abaartu saameesay.
Maxamed Cumer Carte Raisul Wasaare-ku-xigeenka Dalka ayaa Codkiisa ku biiriyay baaqyada ku aadan in loogu gurmado dadka abaaraha ay saameeyeen.
Halkan ka dhageyso Raisul Wasaare-ku-xigeenka Dalka: