Ciidamadan ayaa ku soo biiray howlgalka amisom oo gaar ahaan kuwa jubuuti ee ku sugan G/hiiraan . tirada ciidamada ayaa ...
Dhageyso: Warkii Saakay ka baxay Idaacada Dalsan Waxaa Akhrinaya:- Wariye : Maxamed Nuur Muxudiin M.SomaaliÂ
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Imminka ku sugan Dalka Jarmalka ayaa sheegay in aan la aqbali doonin Musuq maasuqa lagu ...
Kubad Joojiyaha Kooxda Bayer Iyo Xulka Qaranka La Roja Spain Ayaa Ku Dhawaaqay Shaxadiisa Riyada Uu Jeclaan Lahaa Inuu ...
Dhaliyaha wanaagsan ee ka tirsan kooxda ka ciyaarta Barclays Premier League ee Tottenham ayaa noqday laacibka bishii la soo dhaafay ...
Kooxda Real ayaa dooneysa in ay dib ugu celiso horyaalka wadanka spain weeraryahnkii hore ee kooxdaasi alvero marota. alvero marota ...
Dhageyso: Warka Galab Waxaan Aqrineysa Wariye fartuun Cabdi Cali
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Dawladda Jabuuti, Shacabkeeda iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida ...
Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa dowladda iyo shacabka Jabuuti uga tacsiyeeyay geeridii ...
Munaasabada oo Lagu Weyneynayay Maalinta Radiyaha Adduunka ayaa Maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho. Munaasabadda Waxa soo qaban qaabiyay Daladda ay ...
Waxa Warka Akhrinaya Xasan Cali Geesey iyo Fartuun cabdi Cali
Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka simaha ayaa waxaa lagu wada in ay ka dhacdo magaalada muqdisho ee caasimada ...
Bilan Media, oo ah xarunta warbaahineed ee kaliya ee haween u gaar ah ee Soomaaliya laga leeyahay, ayaa ku dhawaaqday...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Kulanka...
Dagaal culus ayaa saaka dib uga qarxay deegaanka Meersiis oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii beelo...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, ayaa hoggaaminaya wafdi ka socda dowladda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.