Sarkaal ka tirsan Boliska oo la hadlay Telefishinka Aljazeera yaa sheegay inuu isa soo dhiibay Cabdul Waxiid oo Khaadum ka ...
Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee Dowladaha xubnaha ka ah EU-da ayaa berrito Shirweyne Caalami ku yeelan doona Xarunta Dhexe ee Ururkaasi ...
Madaxweynaha dalka Sudan, Omar Hassan Al-bashiir ayaa la filayaa inuu maalinta Talaadada ee soo socota booqasho ku tago Caasimadda dalka ...
War ka soo baxay Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu  sheegay in  Al-shabaab ka ...
Telefishinka Dowladda Iraq ayaa maanta baahiyey in Sarkaalkaasi oo lagu magacaabi jirey Ayaad Al-jumayli lagu dilay duqeyn Diyaaradeed. Sirdoonka Milliteriga ...
Saraakiisha Boliska ayaa sheegay in qarax lala beegsaday Kulliyadda Tababarka Boliska ee Degmadda Tanta, iyadoo uu hal askari geeriyooday, halka ...
Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay barqanimadii maanta rasaas ku fureen gaari ay la socdeen shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ...
Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa lagu sheegay in xiriirkii lala lahaa Markabkaasi, xilli ...
Naadiga Al-sad Sports Club oo ka mid ah Kooxaha Heerka 1-aad ee K/cagta ee dalkaasi ayaa ku dhawaaqday in Kharajka ...
Bishii April 2-dii ee sannadkii 2012-kii ayaa dhidibada loo taagay Idaacadda Radio Dalsan oo Xarunteeda Dhexe ku taalla magaalladda Muqdisho. ...
Hambalyo maanta waa 2 April waana maalintii la aas-aasay Radio Dalsan Aqristayaasheena waxaynu leenahay mar kale Hambalyo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC-da kaga hadlay xaaladda siyaasadeed...
Diyaarado dagaal oo ay wadeen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorshaysan ka fuliyay saldhigyo ay...
Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta aas qaran u sameysay Taliyihii Guutada 2-aad ee Ciidanka Difaaca Puntland, General Axmed Cabdi Cali...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kula kulmay dhiggiisa...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.