Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Maanta waxa ay degmada Jilib ee Gobolka jubbada Dhexe ku soo bandhigeen laba Askari oo ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qayb galay kulan ka dhageysiga Dadweynaha ee Miisaaniyadda 2018 ka. ...
Taliyaha Taliska Ciiddanka Maraykaanka ka jooga Afrika (AFRICOM), Thomas Waldhauserayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku muujiyey Fursadaha wanaagsan ee DFS ...
Maxamed Cali Maxamed oo isagoo 14-snno jir lagu helay inuu Tooreey ku kufsaday 2 Haween ayaa la sheegay inuu soo ...
Maamulka Magaalada Garacad ee Gobolka Mudug ayaa faah faahin ka bixiyay Ajaanib kaluumeysato ah oo ay agcanta ku hayaan kuwaas ...
Warka Waxaa Wadajir U Soo Jeedinaya: Fardowso Maxamud Sahal & Axmed Cadow Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Wararka Radio Dalsan ka helayo gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta qeybo ka mid ah gobolkaas lagu arkay ...
Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo ...
Madashada Maamulka Guud ee Hey’adaha Dowlada oo sanadla ah ayaa waxaa looga gonleeyahay isku xerka Hey’adaha kala duwan ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ...
Iyadoo dhawaan diyaaradaha Mareykanka ay duqeyn ku dileen horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Daacish ee ku sugnaa Buuralayda Galgala ee Puntland,ayaa ...
Dowladda Gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u soo jeedisay in caasimadda Federaalka Soomaaliya laga raro magaalada Muqdisho, loogana raro...
Waxaa maanta si rasmi ah u furmaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo ay hor yaallaan ajandayaal culus oo...
Mogadishu, — The Puntland administration has called for Somalia’s capital to be moved from Mogadishu to Garowe, citing security concerns...
Washington, — U.S. President Donald Trump said Monday that both Arab leaders and Israel have given a “very positive response”...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.