Munaasabad tababar loogu furayay Ciidamo Booliis isku-dhaf ah oo ka kala socday Dowlad goboleedyada  Puntland iyo Galmudug ayaa Maanta waxaa ...
Warka caawa waxaa soo jeedinaya axmed xuseen cadow waxaana farsameyanya maxamed cabdulahi cali boy
Amarkaan ayaa ka soo baxay Gudoomiyaha Maamulka gobolka Karkaar Puntland Cabdullaahi Maxamed Barre Caato oo maanta Warbaahinta shir Jaraa’id ugu ...
Wadaadka Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay wxa uu kula kulmay Wariyaasha ka ...
Idaacadda Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa baahiyey in Madaxweynihii hore ee Yemen, Cali Cabdalla Salax lagu ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeesheen gudaha Magaalada Muqdisho kaas oo ay ku ansixiyeen ...
Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in Jubbaland deegaanadiisa kala duwan ay dhibaato ku ...
warka duhur maanta waxaa soo jeedinaya fardowsa maxamuud sahal iyo axmed xuseen cadow waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Mid ka mid ah Dadkaasi oo la hadlay Qareenkiisa ayaa sheegay inay isaga iyo in ka badan 100 qof oo ...
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in waqtigaan aan la joogin xiligii Ciidamada AMISOM ay ...
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxa uu kulankoodii caadiga ahaa uga furmay Xarunta Golaha Shacabka ee ...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in uu dagaal ka socdo Xadka uu Gobolkaas la leeyahay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadda uu ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka ku adkeystay...
Dowladda Gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u soo jeedisay in caasimadda Federaalka Soomaaliya laga raro magaalada Muqdisho, loogana raro...
Waxaa maanta si rasmi ah u furmaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo ay hor yaallaan ajandayaal culus oo...
Mogadishu, — The Puntland administration has called for Somalia’s capital to be moved from Mogadishu to Garowe, citing security concerns...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.