Wararka naga soo garaya degmada Dharkeenley ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halka loo yaqaano Ajabka shidaalka ee ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markale ku celiyay in shirar aysan ka warqabin Xukuumadda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo maanta tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay Saraakiisha ...
Duhurnimadii Maanta ayaa rag ku hubeysnaa Bustoolado waxa ay Bartamaha Magaalada Boosaaso ku toogteen laba Askari oo ka mid ah ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay markii ugu horeysay weerarkii qorsheysnaa ee xalay lagu qaaday Hoyga Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ...
Wasaaradda Amniga Soomaaliya ayaa soo bandhigtay xog ku saabsan in uu khilaaf ka dhexjiro hoggaanka ugu sareeya Al-Shabaab,kaas oo sababay ...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayan in Maanta halkaasi lagu dilay laba ...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta ayaa Maanta booqday xarunta Wiilasha ...
Xalay tiro Xildhibaano ah oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho kulan kula qaateen Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed ...
Warka Waxaa Soo Jeedinaya:Maxamed Cabdi Xasan {Iidle} Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Ciidamada ammaanka Somaaliya ayaa Maanta xiray Wadooyin muhiim ah oo ku yaalo Muqdisho kuwaas oo saakay lagu waabariistay ciidamada dowladda ...
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkii xalay lagu qaaday Hoyga Siyaasiga ...
Mogadishu,— Somalia’s House of the People on Wednesday ratified the African Charter on the Rights and Welfare of the Child,...
Mogadishu, – Prime Minister Hamza Abdi Barre has conducted another inspection of Aden Adde International Airport, following up on his...
Maxkamad milatari oo ku taalla magaalada caasimadda ah ee Kinshasa ayaa soo saartay xukun culus oo si weyn loo sugayay,...
Kinshasa, – A military court in the Democratic Republic of Congo has sentenced former President Joseph Kabila to death in...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.