Wararka naga soo gaaraya Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saakey Waaberigii ay gudaha ...
Taliyaha hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka booliska Soomaaliyeed jenaraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa marka hore faah faahin ka bixiyey  eedeeysanayal 10 ...
Somalia's Criminal Investigation Department has detained seven officials of the Mogadishu Port Tax Authority including it's head Mr.Ahmed Ali Samow ...
Radiodalsan:-Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta ...
Madaxii Kastamka canshuuraha Dekedda Muqdisho Axmed Samow ayaa warar aan heleyno ay sheegayaan  inuu isku dhiibay ciidamada CID  kaddib markii ...
Barnamijka Waxaa Soo Saaray Soona Jeedinaya: Maxamed Cabdi Xasan {Iidle} Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta bilaabay la xisaabtanka wasiirrada ee sannadlaha ah si loo ...
Senotar Yuusuf Geelle Ugaas oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamey burburintii Ciidamada Kenya ...
Waxaa Caawa mashquul badan laga dareemayaa runta dambi baarista ee CIDA-da halkaas oo gelinkii dambe ee Maanta lagu xirey lix ...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu dhaariyay Garoorayaasha Maxkamada sare ee dalka ee uu Madaxweynaha Soomaaliya magacaabay shanta bishaan,iyadoona uu ...
Warka Waxaa Soo Saaray Soona Jeedinaya: Maxamed Cabdi Xasan {Iidle} Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}
Ciidamada Nabadsugidda Somalia ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Ciidamada NISA ayaa howlgalka ka fuliyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadda uu ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka ku adkeystay...
Dowladda Gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u soo jeedisay in caasimadda Federaalka Soomaaliya laga raro magaalada Muqdisho, loogana raro...
Waxaa maanta si rasmi ah u furmaya kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo ay hor yaallaan ajandayaal culus oo...
Mogadishu, — The Puntland administration has called for Somalia’s capital to be moved from Mogadishu to Garowe, citing security concerns...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.