Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho Caawa ay ka heleyso Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. ...
Labo Haween oo u dhalatay Raashiya ayaa la sheegay in lagu dhaawacay duqeyn ay Isbahaysiga Sacuudiga maanta ka geysteen caasimadda ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Axmed Xuseen ...
Afhayeenka Boliska dalkaasi, Charles Owimo ayaa sheegay in Ciiddanka la geliyey Feejignaantii ugu sarreysay, lana filan karo weerar ay Alsbabaab ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Khamiis ah shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga ...
Hoteelka Intercontinental hotel ee magaalladda Nairobi waxaa lagu qabtay Munaasabad Afur oo ay ka qeyb galeen Diplomaasiyiin, Ganacsato, xubno ka ...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Ciidamada amaanka ee Somalia ayaa lagu soo waramayaa in ay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ay ku toogteen min ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa shalay qaabilay xafiiskiisa Wakiilka cusub ee Hey’adda Qaramada ...
Waxaa magaalada Baladweyn lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray kormeerka bille iyo saddex-biloodle ee mashaariicda ka socda...
In a landmark decision, the United Nations Human Rights Council (UNHRC) has officially approved Somalia’s request to resume independent management...
Members of both chambers of the Federal Parliament of Somalia convened today at the House of the People in Mogadishu...
The Minister of Internal Security of the Federal Republic of Somalia, General Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), held a productive bilateral...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.