Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas Maanta uu ka dhacay dagaal ...
Dalka Nigeria ayaa laga soo warinayaa   in ugu yanaa 21 qof laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii dooni ...
Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada dalka ka jira ayaa Maanta markale kulan ku yeeshay Mareegta dhinaca Internet-ka, kaasi oo looga hadlay Arrimo ...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa shaaca ka qaaday in la qaaday xayiraaddii dhanka safarka ee saarneyd magaalooyinka Nairobi, Mombasa iyo ...
Waxaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ah kii ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar barqanimadii Maanta lagu qaaday Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicolas ...
Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay rabashadii Khasaaraha geystay ee ka dhacay Magaalada Addis Aabab ...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan-seeray dhaliil ugu timid Gudaha dalkiisa iyo dibeddaba kaddib markii uu sheegay inuu ...
Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduug ayaa sheegaya in halkaas waaberigii hore ee saakay laga helay Meydka ...
Waxaa saakay xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaano hoostaga Magaalada ee Buuhoodle ee Gobolka Togdheer oo shalay dagaal xoogan uu ...
Booliska dalka Itoobiya ayaa sheegay dadka ku dhintay mudaharaadyada rabshadaha watay ee dalka Itoobiya ka dhacay ay ku dhinteen 166 ...
Faransiiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday dowlad ay leeyihiin Falastiin, isagoo noqday dalkii ugu dambeeyay ee dhowr dal oo...
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Samatabixinta Qaranka, xildhibaanno mucaarad ah, haween, aqoonyahanno,...
New York, United Nations – France has officially recognized the State of Palestine, joining a growing list of countries that...
Mogadishu, Somalia – Somalia’s opposition alliance, known as the National Salvation Forum, convened a broad-based meeting in the capital Mogadishu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.