Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaasi, waxaana sidoo kale uu ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka ...
Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaasi. Axmed Maxcalin fiqi ayaa ...
Ciidanka Booliska Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfurta Afrika ayaa baaraya fal afduub ah oo loo geeystay muwaadin Soomaali ah oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan ...
Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta oo kulankii 80-aad oo uu shir guddoomiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, uuna ka qeyb ...
Madaxweynaha Peru, Pedro Castillo ayaa maanta wasiirka koobaad ee dalkaasi u dhaariyay haweeneyda lagu magacaabo Mirtha Vasquez, markii uu dhowaan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo ka dhacay Magaalada Garoowe ...
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen degmada Kaxda iyo ...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay xaaladaha abaaraha ka ...
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dadkii Somaliland ay maalmo kahor Magaalada Laascaanood ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Doha kulan muhiim ah kula yeeshay Amiirka Qadar, Mudane Tamim...
War qoraal ah oo ka soo baxay Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka saldhigga degmada Hodan ay gacanta ku...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray digniin adag oo ku saabsan sumcad-dilka iyo aflagaadada madaxda...
Magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar ayaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha hoggaamiyeyaasha wadamada Islaamka iyo Carabta, kaasi...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.