Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa shirkii ugu horreeyay u qabtay Guddi heer Agaasimayaal ah oo ka socda Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda ...
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeymo diyaaradeed oo shalay oo khamiis aheyd ka dhacay deegaano hoostega Magaalada Garbahaareey ee ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Galmudug ayaa waxaa ay sheegaya in xalay Ciidamo hubeysan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay shir guddoomiyay kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Cabdinaasir Maxamed ...
15 naaquude oo Mareykan ah ayaa dhaawacmay kaddib markii markab nooca biyaha hoostooda quusa ah oo xambaarsan hubka nuclear-ka uu ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Cabdinaasir Maxamed ...
Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaasi, waxaana sidoo kale uu ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka ...
Wasiirkii Amniga Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaasi. Axmed Maxcalin fiqi ayaa ...
Ciidanka Booliska Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfurta Afrika ayaa baaraya fal afduub ah oo loo geeystay muwaadin Soomaali ah oo ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.