Awoodda tamarta ayaa dib loogu soo celiyay Lubnaan, sida ay saraakiishu sheegeen, kadib 24 sac oo dalkaasi koronto la’an aha. ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Madaxweynaha Czech, Milos Zeman, ayaa loola cararay qaybta lagula tacaalo dadka xaaladooda ay aad u liidato ah ee isbitaal ku ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xilgaarsiinta Khaliif Cabdi Cumar oo u dhoofay wadanka Serbia oo uu kaga qeyb-galaayo shirka iyo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â Cabdinaasir Maxamed ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga kulan kula yeeshay wefdi ka socda ...
Wasiirkii amniga Galmudug ee is Casilay Axmed Macalin Fiqi oo galabta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Midowga ...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Guddoomiyeb cusub u magacaabay Maxkamadda Gobolka Shabeellaha Dhexe, isagoona xilka qaadis ku ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe  ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Hay'adda Qaxootiga Maamulkaas Khaliiif Warsame Waasuge, isagoo ...
Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa manta oo Axad ahm lagu qabtay Magaalada Caasimadda ah ee ...
Wafdi ka socday Guddiga doorashooyinka Federaal oo Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan kula qaatay Magaaladaas ...
Mogadishu – September 13, 2025 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday officially inaugurated the newly built headquarters of the...
Salt Lake City — Tyler Robinson was once seen as a promising teenager with a bright academic future. Today, he stands...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga...
maanta waxaa weli socda uruurinta meydadka kooxda Al-Shabaab ee shalay weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud....
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.