Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa waxa ay isugu soo baxeen afaafka hore ee madaxtooyada caasimadda Suudaan ee Khartuum iyagoo ku dhawaaqaya ...
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo Ciidanku ay ka fuliyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Abdiraaz ...
Janaraalka awoodda Myanmar la wareegay bishii Febraayo ayaa waxaa laga rebeay shirka ay dabayaaqada bishan yeelanayaan hogaamiyayaasha Koonfur Bari Aasiya. ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya dalka ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa dhammaan shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ku wargelisay inay ...
Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhex dhacay Maqaayad ku taalla gudaha Saldhiga Booliska ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ...
Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda-qoroow ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiye ku-xigeenkii deegaanka ...
Nin qirtay inuu kufsaday saddex dumar ah ka hor inta uusan dillin ayaa falkaan argagaxa leh wuxuu dusha ka saaray ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya ku ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan “ku faraxsanayn” duqayntii cirka ee Israa’iil ay ka geysatay Qadar, taasoo sii kordhisay...
Maalin kadib markii Itoobiya si rasmi ah xarigga uga jartay biyo-xireenka ugu weyn Afrika ee koronto laga dhaliyo, Ra’iisul Wasaaraha...
Somali Minister of Youth and Sports Mohamed Abdulqadir Ali on Wednesday held a virtual meeting with Natalia Gherman, Executive Director...
U.S. President Donald Trump on Wednesday voiced unease over Israel’s unprecedented airstrike in Qatar, which targeted senior Hamas officials and...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.