Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Waashitoon ...
Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay aheyd agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil dhalinyaro ah iyo Darawal ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo khamiis ah Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas ka bilaabaya diiwaan-gelinta ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta kula kulmay magaalada Kigali ee Dalka Rwanda dhigiisa Maxkamadda Sare ee Rwanda Dr. ...
Wakaaladaha wararka Reuters iyo AFP, ayaa soo tabiyey in la xirey 72 darawal, oo kaxeynayey Hey’adda Qaramada Midoobay qeybteeda cuntada ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Abuukar Dayax ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulanka Amniga Gudaha ee Puntland, oo looga hadlay warbixinta Amniga ...
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed  Lafta Gareen ayaa maanta safar ugu ambabaxay dalka Turkiga. Safarka Lafta-gareen ayaa ahaa mid ...
Cusmaan Caddow Xaaji, oo la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ...
Madaxweyne kuxigeenka dalka maraykanka ayaa safar booqasho ku gaartay dalka Faransiiska,Harris waxa ay afarta maalmood ee soo socda ku qaadan ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si qoto dheer uga hadlay mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (Grand Ethiopian...
Ciidamada Israa’iil ayaa sii ballaariyay howlgalka ka socda Marinka Qaza, iyagoo kordhiyay duqeymaha cirka iyo weerarrada dhulka, taas oo sababtay...
MUQDISHO, 15 September, 2025 - Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.