Howlgalka AMISOM ayaa ka hadlay xukunada kala duwan ee isugu jiray toogasho iyo xarig kaas oo dhawaan lagu riday askartooda. ...
Kooxo ku hubesynaa Bastoolad ayaa goordhaweyd Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ku dilay qeyb ...
Ciidamada Badda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa gelinkii dambe ee shalay gacanta kusoo dhigay Markab si sharci darro ah ah uga ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo fiidnimadii xalay ka dhacay degaanka Beer oo dhanka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrineysa:- Farxiyo ...
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Haramcad ee Booliska dowladda iyo kuwa qeybta galbeed ayaa habeenkii xalay aheyd howlgalo saacado ...
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyey warar sheegayay in xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Hey’adda Xuquuqul Insaanka ee ay dowladda Itoobiya magacawdey, ayaa sheegtay in dagaal yahanada Tigreegu ay tobannaan qof oo rayid ah ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Mohamed ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo maanta booqday xarunta Wasaarada Caafimaadka ee XFS ...
Xildhibaano ka tirsan Golaha Samata-bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku cambaareeyay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka, iyagoo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Shiinaha,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay doorashada Soomaaliya ee xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha...
Mogadishu, – Opposition lawmakers from Somalia’s National Salvation Council on Saturday accused President Hassan Sheikh Mohamud and Parliamentary Speaker Sheikh...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.