Qaramada Midoobay ayaa saadaalinaysa inay kordhi doonaan dadka kaalmada u baahan Soomaaliya sanadka soo socda ee 2022-ka, xilli abaarro darran ...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goordhaweyd si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad ...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Cabdirashid Yusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la filayaa saacadaha soo aaddan uu gaaro inuu magaalada Garowe ...
Xoogagga Ahlu-Sunna ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku aaddanaa in ay diideen in ay wada hadala la furaan Dowaldda ...
FBI-da ayaa billowday baaritaan kaddib markii kumannaan farriimo e-mail oo been abuur ah laga soo diray mid ka mid ah ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Â AbduWaxiid ...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Dalka Koofur Afrika loogu gaystay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah ganacsatada ...
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya oo dhexdhexaadin ka dhexwaday mamaulka Galmudug iyo Ahlu sunna ...
Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa sheegay in siddeed qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen kaddib markii doonidii ay la socdeen ay ...
Soomaaliya ayaa waxay wajaheysaa abaaro ba’an oo soo noqnoqday gobollada koofurta waxaa sanadiihii ugu danbeyay saameeyay abaaro uu sababay roobka ...
Xildhibaano ka tirsan Golaha Samata-bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku cambaareeyay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka, iyagoo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Shiinaha,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay doorashada Soomaaliya ee xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha...
Mogadishu, – Opposition lawmakers from Somalia’s National Salvation Council on Saturday accused President Hassan Sheikh Mohamud and Parliamentary Speaker Sheikh...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.