Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka ayaa maanta kulan la qaatay Hay'addaha samafalka ee ka howlgala ...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay gacanta ku soo dhigeen saddex qof oo ku lug lahaa dambiyo argagaxisnimo oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed C/xasan ...
Gudigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta xaruntooda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar qaatay maalmo ugu maqnaa dalka ...
Biyo la’aan baahsan oo ay dhaliyeen abaaro dabadheeraadaya oo ka jira Gobolka Wajeer ee Woqooyiga dalka Kenya ayaa sababay waxyeello ...
Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah shaaciyay shanta kursi ee ugu horreeysa ee doorashada Xildhibaanada Golaha ...
Sida ay qorayaan Wargaysyada Koonfur Afrika, Dhac ganacsi oo ka dhacay deegaanka Vrygrond oo ku dhow Xeebta Muizenberg ee Magaalada ...
Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidanka Booliiska ,Nabadsugida iyo kuwa  Daraawiishta Maamulka Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay hadalkii xalay kasoo yeeray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Cusmaan ...
Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo loo yaqaano Dhageey oo afartii sanno ee lasoo dhaafay Senator ahaa oo mar kalena 12-kii ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.