Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Fowsiya Abiikar Nuur ayaa magacaawday Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaraddaas. Qoraal ay ...
Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay in Afgaanistaan ay soo wajahdo masiibo bini'aadantinimo oo qoto dheer taasoo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Djibouti ee caasimadda Dalka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Wahiid C/laahi ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Shirka oo maanta ay ...
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ballaaran oo ka socda Congress-ka Mareykanka oo ...
Wararka ka imanaya xerada Dhagaxley ee ka tirsan xeryaha qaxootiga Dhadhaaba ayaa sheegaya inuu dab ka kacay suuqa weyn ee ...
Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa baareysaa cudur aan la aqoon oo ka dillaacay dalka South Sudan. Cudurka aan ilaa hadda ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Farxiyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Dhagax-Tuur ee magaalada Muqdisho, isagoo xusaya halgankii...
Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa war-murtiyeed ay saaka...
MUQDISHO – In a heartfelt and historically resonant gesture, President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia has...
MUQDISHO – In a vibrant show of patriotism and historical reflection, Somalia marked the 65th anniversary of the independence of...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.