Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa Maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu ka furmo Shirweynaha 3-aad ee Madaxweynayaasha ...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-(C/naasir Maxamed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac ee Radio Dalsan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/naasir Alcadaala ...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF), oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku- xigeenka GHDHF Abukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa gaaray ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil khasaaro dhaliyay oo ay wax yeello kasoo gaartay Askar iyo mas’uuliyiin ka tirsan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo Maanta khamiis ah ka qabsoomay Magaalada Garopwe ...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo ...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta mar kale Magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgal lagula dagaalamayo dadka Isticmaala iyo kuwa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/risaaq Muuse ...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha Galmudug Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa kulan dhanka fogaan araga ah la qaatay Agaasimaha cusub ...
Jabuuti – 30 Abriil 2025 – Xaflad si heer sare ah loo agaasimay ayaa maanta ka dhacday magaalada Jabuuti, taas...
Muqdisho – Falcelin aad u xooggan ayaa ka dhalatay hadallo muran badan dhaliyay oo kasoo yeeray xildhibaanno ka tirsan Golaha...
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho inta u dhaxaysa 1-da ilaa 2-da bisha Maajo...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.