Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Dr Maxamed Ibraahim ayaa Gudoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud Wasaaradaha oo ka qabsoomay Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo
Shirka oo ay sido kale Joobjoog ay ahayeen Agaasimaha Guud Madaxtooyada Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha Gudiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Sharmarka Maxamed Kuulow ayaa looga hadlay Dardargelinta Howlaha Shaqo Wasaaradaha iyo sidii laisaga Xog-Waraysan lahaa Sanadkii aan soo dhaafnay waxyaabihii Qabsoomay iyo Caqabadaha Jira.