Dhageyso:Bar_Aqoon iyo Abaal marin Ee Radio Dalsan

Barnaamijka Aqoon iyo abaal marin caawa ee radio dalsan waxaa ku tar tamay degmada runurgood Glsh/dhexe

iyo degmada shangaani ee gobalka banaadir

oo caawa guusha ayqaday degmada shnagaani