Wasiirka Wasaarada Boostada iyo Isgarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hadlay waxyaabaha u qorshysan Wasaarada Sanadaha soo socda xili haatan uu socdo dadaalo lagu doonayo in lagu meel mariyo sharciga Isgaariinta dalka Soomaaliya
Wasiirka ayaa sheegay in Wasaaradu ay iminka hiigsneyso in lahelo Sharcigi lagu maamuli lahaa in ay awood u hesho Adeeg lahubo oo tayo leh ee dhanka Qadka internet-ka,iyo in sidoo kale in lahelo shirkaddo leh keyd Fiber-optic oo awood sare leh.
Waxaa kaloo uu hadalkiisa intaas ku daray in haatan Qadka Fiber-optic ee Badda soo mara uu sidoo kale soomaro qeybo kale taas oo kordhineysa qarashaadka Internet-ka taasina Wasaaradu ay ku dadaaleyso in lagu gudbo oo lahelo qad Qiimo raqiis ah leh.
Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka