Dhageyso:-Galmudug oo cadeysay sababta ay u taageertay Xulufada Sacuudiga

War qoraal ah oo ka soo baxay dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu taageray mowqifkii ay horay u qaateen dowladdaha Sacuudiga iyo Imaaraadka kuwaas oo xiriirka u dowladda Qatar.

Maamulada Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa horay sidaan oo kale u taageeray Go’aanka Wadamada Carbeed iyada oo weli dowladda Soomaaliya asyan ka hadlin in kastoo ay horay u sheegty in ay dhexdhexaad ka tahay.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Mxamuud Aadan Cusmaan Mesagawaa, ayaa sheegay in sababta ay u qaateen go’ankaan uu yahay in Scuudiga iyo Imaaraadka uu kala dhaxeey xiriir Ganacsi, isla markaana hanta farabadan ay ka taallo Wadamadaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta Galmudug