(Sawiro): Ninkii isku qarxiyey Kaniisadda Qaahira oo la aqoonsaday.

Madaxweyne C/fataax Alsiisii ayaa sheegay in qof isku soo rakibay waxyaabaha qarxa uu geystay Qaraxaasi oo ay ku geeriyodoeen 24-qof.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay Aas Qaran oo shalay loo sameeyey dadkii shalay lagu dilay Qaraxaasi, wuxuuna xusay in la qabtay 3 nin iyo haweeney ku liug leh qaraxaasi.


Waxa kale oo uu sheegay inu la aqoonsaday ninka iska qarxiyey oo lagu magacaabi jirey Maxamuud Shafiiq Maxamed Mustafa oo 22-jir ahaa, isla markaana ay Boliska baadi-goobayaan 2 kale oo ku lug lahaa Qaraxaasi.

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor