• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maalgelintii Ciidanka Kenya ee Somalia oo kala-bar la dhimay

Bilan Media by Bilan Media
July 31, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

28-ka Dowladood ee xubnaha ka ah Ururka Midowga Europe iyo Saaxiibadooda ayaa la sheegay inay jareen Dhaqaalihii ay ku bixin jireen Mushaaraadka Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka aMISOM.

Tiro-koobkii ugu dambeeyey ayaa waxa uu muujinayaa in la dhimay Kala-bar Lacagihii Mushaaraadka ee la siin jirey Ciiddankaasi ee Sannad-maaliyadeedka oo dhamaaday bishii June ee sannadkan 2019-ka.

Lacagaha caddaanka ee Hawlgalka AMISOM loo soo gudbiyey xilliga 12-ka bilood ayaa la sheegay inay Dhaqaalaha Ciiddanka Kenya ahaa mid qiyaastii ku dhowq kala-bar Miisaaniyaddii ay EU-da horey u bixin jirtey.

Ururka Midowga Afrika iyo saaxiibadooda waxay dib u bixiyeen lacag dhan 4.3 Billion oo Shillinka Kenya ayaa u muuqata inay tahay mid kala bar, iyadoo horey loo siin jirey lacag guud ahaan ah dhamayd 8.5 Billion oo Shillinka Kenya, sida ay sheegtay Wasaaradda Maaliyadda Kenya.

Wasaaradda waxay kaloo rajeynaysaa inay Midowga Europe dib u soo celin doonaan 5 Billion ooShillinka Kenya sannad-maaliyadeedka bilowday bishan July, waana lacagtii ugu yarayd ee shantii sanno ee la soo dhaafay la siiyo Ciiddanka Kenya ee ku sugan gudaha Somalia.

Ilaa 4,000 oo Ciiddan Kenyan ah ayaa qeyb ka ah Hawlgalka AMISOM, wuxuuna Askari kasta mushaar ahaan bil kasta u qaataa 1,028 Dollar oo u dhiganta 106,706 Shillinka Kenya, iyadoo Dowladaha ay Ciiddanka ka joogaan Somalia ka jartaan Mushaarka Askari kasta lacag dhan 200 oo Dollar oo lagu sheegay inay tahay Kharashaadka Maamulka.

Dhinaca kale, Midowga Europe waxay bixiyaan Mushaaraadka Ciiddanka AMISOM, Shaqaalaha Rayidka iyo kuwa Caalamiga, Kharajka Xafiisyadooda iyo qeybo kale.

Sidoo kale, Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia waxay iyagana bixiyaan Taageeradda Loojistikadda ee Ciiddanka AMISOM iyo kuwa DFS xilliyadda ay samaynayaan Hawlgalladda Wadajirka.

QM waxaa soo foodsaaray culays dhanka dhaqaalaha, iyadoo Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres ka digay xaalladaasi, haddii aan dhaqaale si degdeg ah loo helin.

 

Previous Post

Dhageyso;- Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan

Next Post

Muwaadiniinta Reer Galbeedka oo looga digay inay u socdaalaan dhulka Soomaalida ee Ethiopia.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Maalintii Labaad Ka Socda Gobolka Shabeellaha Dhexe

May 18, 2025
Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo
Warar

Dhalinyaro Ku Biiri Lahaa Ciidamada DF oo Lagu Qarxiyay Xerada Damaanyo

May 18, 2025
Next Post

Muwaadiniinta Reer Galbeedka oo looga digay inay u socdaalaan dhulka Soomaalida ee Ethiopia.

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

by Ilhaan
May 19, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Yemen u fadhiya Soomaaliya,...

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

by Liban
May 19, 2025
0

Mogadishu, Somalia – A highly sensitive and potentially divisive legal debate unfolded today in Somalia’s Federal Parliament as members of...

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

by Dalsan Editor
May 19, 2025
0

The Office of the Auditor General of Somalia  recently took part in an important African Union (AU) meeting in Lomé,...

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

by Dalsan Editor
May 19, 2025
0

The Director of the National Intelligence and Security Agency (NISA), Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe), accompanied by Member of Parliament Mohamed...

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
Wararka Idaacadda

RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
English News

Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
English News

Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations
English News

NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Prime Minister Hamza Rallies Somali Youth for National Defense and Democratic Participation
English News

Prime Minister Hamza Rallies Somali Youth for National Defense and Democratic Participation

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • RW Xamsa iyo Safiirka Yemen Maxay ka wada hadleen
  • Controversial Child Rights Charter Sparks Backlash in Somali Parliament
  • Somalia’s Auditor General’s Office participates in a High-Level African Union Meeting on Managing Government Debt
  • NISA Chief Visits Moqokori to Boost Troop Morale Amid Ongoing Anti-Terror Operations

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00