Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ayaa hadda si toos ah u socta, waxaana la iskula gudbay wareegga kama dambeysta ah.
Musharaxiinta kala ah Khadiijo Maxamed Diiriye iyo Maxamed weli ayaa tanaasulay, kuwaas oo tartanka qeyb ka ahaa.
Waxaa isku soo haray musharaxiinta kala Xildhibaan Caano-nuug iyo Sacdiyo oo mucaaradka ka tirsan.