• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus

Ilhaan by Ilhaan
July 22, 2025
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus
1k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib dagaal xooggan oo saaka ka dhacay gudaha magaaladaas ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa ka dhashay kaddib markii uu magaalada yimid Taliyaha Nabadsugidda dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdirashiid Janan, oo sidoo kale ah hoggaanka amniga gobolka Gedo. Janan ayaa muddo dheer ka maqnaa gobolka, waxaana safarkiisa loo arkay mid kordhinaya xiisadda ka taagan gobolka.

Ilo-wareedyo amni ayaa sheegay in Cabdirashiid Janan lagu dajiyay xerada ciidamada ee loo yaqaan UK, isagoo ay wehliyeen laba diyaaradood oo qumaatiga u kaca ah (helikobtaro), kuwaas oo sida la sheegay siday ciidamo gaar ah iyo saraakiil sare.

Intaas kaddib ayaa dagaal culus ka qarxay magaalada, gaar ahaan xarumaha muhiimka ah, iyadoo lagu soo warramayo in ciidamada Jubbaland ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada, sida ay xaqiijiyeen guddoomiyaha gobolka Gedo ee Jubbaland iyo guddoomiyaha degmada Beledxaawo.

Xaaladda magaalada Beledxaawo ayaa haatan degan, inkasta oo weli ay jirto cabsi laga qabo in mar kale dagaal ka dhaco, maadaama ay weli taagan tahay xiisadda u dhaxaysa dowladda Federaalka iyo maamulka Jubbaland ee ku saabsan maamulka gobolka Gedo.

Previous Post

Taliyaha Booliska Eyl oo si daran ugu dhaawacmay weerar uu geystay askari ka tirsanaa ilaaladiisa

Next Post

Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland

Ilhaan

Ilhaan

Related Posts

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay hurinta dagaalka Beledxaawo
Warar

Madaxweyne Siciid Deni oo Kulan Amni la Yeeshay Saraakiisha Hoggaaminaysa Howlgalka Calmiskaad

Ciidanka Booliska Puntland oo Howlgallo Amni Ka Fuliyay Xeebaha Gobolka Raas-Caseyr

Ra’iisul Wasaaraha oo Ka Hadlay Jiheynta Dalka iyo Xoojinta Dowladda
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Wadajirkeennu waa awooddeenna, midnimadeennuna waa masiirkeenna”

July 22, 2025
Next Post
Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland

Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay hurinta dagaalka Beledxaawo

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay hurinta dagaalka Beledxaawo

by Ilhaan
July 22, 2025
0

Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,...

Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland

Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland

by Ilhaan
July 22, 2025
0

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas...

Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus

Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus

by Ilhaan
July 22, 2025
0

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib...

Taliyaha Booliska Eyl oo si daran ugu dhaawacmay weerar uu geystay askari ka tirsanaa ilaaladiisa

Taliyaha Booliska Eyl oo si daran ugu dhaawacmay weerar uu geystay askari ka tirsanaa ilaaladiisa

by Ilhaan
July 22, 2025
0

Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah...

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay hurinta dagaalka Beledxaawo
Warar

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay hurinta dagaalka Beledxaawo

July 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland
Warar

Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland

July 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus
Warar

Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus

July 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Taliyaha Booliska Eyl oo si daran ugu dhaawacmay weerar uu geystay askari ka tirsanaa ilaaladiisa
Warar

Taliyaha Booliska Eyl oo si daran ugu dhaawacmay weerar uu geystay askari ka tirsanaa ilaaladiisa

July 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Siciid Deni oo Kulan Amni la Yeeshay Saraakiisha Hoggaaminaysa Howlgalka Calmiskaad
Warar

Madaxweyne Siciid Deni oo Kulan Amni la Yeeshay Saraakiisha Hoggaaminaysa Howlgalka Calmiskaad

July 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidanka Booliska Puntland oo Howlgallo Amni Ka Fuliyay Xeebaha Gobolka Raas-Caseyr
Warar

Ciidanka Booliska Puntland oo Howlgallo Amni Ka Fuliyay Xeebaha Gobolka Raas-Caseyr

July 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeysay hurinta dagaalka Beledxaawo
  • Dowladda Federaalka oo cambaareysay dagaalka Baladxaawo, eedeyna u jeedisay hoggaamiyaha Jubbaland
  • Jubbaland oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta Beledxaawo kaddib dagaal culus
  • Taliyaha Booliska Eyl oo si daran ugu dhaawacmay weerar uu geystay askari ka tirsanaa ilaaladiisa

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00