Jubbaland oo dagaalkii ka dhacay Kismaayo ku eedeysay dowladda Somalia

Kadib fagaalkii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa in ay masuul ka ahaayen dagaalkaas dhacay.

Qoraal ka soobaxay maamulka Juballand ayaa lagu sheegay in faragelin ay ku heyso dowladda Somalia arrimaha gudaha ee maamulkaas kana dambeysay khal-khalgelinta amniga gaar ahaana dagaalkii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo.

Halkaan ayaa ku soo beegmaya iyada oo madaxda dowladda iyo kuwa maamul-gobaleedyada uu shir uga socdo magaalada Garoowe kaas oo intiisa badan looga hadlayo tabashooyinka ka dhaxeeya dowladda iyo maamulada dalka ka jira.

Halkaan Ka Akhriso War-saxaafadeedka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media