Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo iska casilay Guddoomiyaha Sanduuqa Taakuleynta Ciidamada oo xalay loo magacaabay.

Warar ay Dlsan heleyso ayaa sheegaya in Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo iska casilay Guddoomiyaha Sanduuqa Taakuleynta Ciidamada oo xalay loo magacaabay.

Jeneraal Qaalib aya warqadiisa is casilaada u gudbiyey madaweyne Farmajo waxuuna ka cadur daartay inuu hawsha wado sida an warka ku heleyno.

Is casilaadiisa aya imaaneysa xii xalay lagu wareejiyey xilkaas.

 

Isku day aan kula xiriirnay jeneralka wu ka gaabsaday inu faahfaahiyo sababaha is casilaadiisa

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media