Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Abu Ducaa Ansaari lagu dilay Hawlgal Duqeyn ah oo ka dhacay meel ku dhow Degmadda Cariish ee dalkaasi.
Wararka waxay kaloo sheegayaan in ugu yaraan 45 dagaalyahano Daacishta Masar lagu dilay duqeymahaasi, lana burburiyey Bakhaar lagu kaydin jirey Hubka iyo Waxyaabaha qarxa.
©Radio Dalsan