Kooxaha Dab-damiska ayaa ku hawlan sidii loo damin lahaa Dabkaasi oo ka kacay Dabaqa 50-aad ee Dhismahaasi oo ku yaalla Bartamaha Deegaanka MANHATTAN ee magaalladda New York.
3 ka tirsan shaqaalaha Waaxda Dab-damiska ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen dabkaasi oo haatan la xakameeyey.
Madaxweyne Trump ayaa ka mahad cveliyey Hawlgalka lagu damiyey dabka ka kacay Dhismihiisa caanka ee Trump Tower.