Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaas haaciyay doorashada kuraas ka tirsan Golaha SHacabka Baarlamaanka 11aad,kuwaasi oo dhawaan ay guda gali doonaan doorashadooda.
Warqaad kasoo baxday Guddiga maamulka doorashada Hirshabelle ayaa waxaa lagu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada iyo Jadwalka cusub ee labo kursi.
Guddiga ayaa sheegay in 21/03/2022 oo manta ah ay qaban donaanDiiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta, halka 22/03/2022 oo berry ah ay qaabnayaan doorashada..
Labada Kursi ee la dooranayoGuddiguna ay shaaciyeen ayaa kala ah HOP#011 iyo
HOP#063.