Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa shir ku yeeshay Golaha Wasiirada Puntland,iyadoo Shirka looga hadlay arrimo kala duwan.
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir guddoomiyay kulanka,isla markaana todobaadkan waxaa looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Imtixaanaadka Shahaadiga ah, Duulaanka Soomaliland ee gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.
Hoos ka Akhriso qodobada Shirka oo faahfaahsan.