• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, April 30, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka Guddoomay Safiiro loo soo magacaabay Somalia

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 15, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen Soomaaliya, Maxamed Al-saciid Axmed Al-baas iyo Gunner Andreas .

Danjiraha dalka Masar Maxamed Al-saciid Axmed Al-baas ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Cabdifataax Al-Siisi, isaga oo soo bandhigay dadaalka uu ku bixin doono adkaynta xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan Labada Dowladood iyo Labada Shacab ee walaalaha ah.

Dhanka kale, Danjiraha Dowladda Norwey ee Soomaaliya Gunner Andreas oo Madaxweynaha u gudbiyey warqadihiisa aqoonsiga ayaa la wadaagay Farmaajo mahad celin ku aaddan soo dhoweynta  diirran iyo qaabbilaadda wanaagsan ee uu kala kulmay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Farmaajo iyo Danjireyaasha Cusub ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la leedahay Dowladaha Masar iyo Norwey, isaga oo Madaxweynuhu la wadaagey Safiirrada guulaha la taaban karo iyo horumarrada ballaaran ee dowladda Federaalka Soomaaliya ka xaqiijisay dhinacyada amniga, dhaqaalaha, dayn cafiska, la dagaallanka argagixisada iyo dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa Danjireyaasha u sheegay in ay soo dhoweyn iyo wadashaqayn wanaagsan kala kulmayaan shacabka Soomaaliyeed, Dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ku garab istaagayso gudashada waajibaadka diblomaasiyadeed ee loo soo igmaday.

Previous Post

Laamaha amniga oo Magaalada Muqdisho ku gubay khamri iyo xashiish farabadan

Next Post

Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 15/12/2021

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan
Warar

Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan

April 30, 2025
Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay
Warar

Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay

April 30, 2025
Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso
Warar

Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso

April 30, 2025
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Soo Qabanqaabisay Aqoon-is-weydaarsi heer sare ah oo ku Saabsan Isgaarsiinta Xaaladaha Degdegga ah iyo Nidaamyada Digniinta Hore ee taleefannada Gacanta.
Warar

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Soo Qabanqaabisay Aqoon-is-weydaarsi heer sare ah oo ku Saabsan Isgaarsiinta Xaaladaha Degdegga ah iyo Nidaamyada Digniinta Hore ee taleefannada Gacanta.

April 29, 2025
Dowladda Soomaaliya oo dagaal guud kula jirta Al-shabaab qorshe cadna la timid
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalaya Shir Muhiim ah oo Ka Dhan ah Al-shabaab 

April 25, 2025
English News

President Mohamud in Uganda AUSSOM Meeting Amid Intensified Anti-Terror Campaign

April 25, 2025
Next Post

Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 15/12/2021

Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan

Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan

by Dalsan Editor
April 30, 2025
0

Xukuumadda Somaliland ayaa soo saartay amar ku socda “dadka ajnabiga ah ee aan haysan sharciga dalka”, kaas oo ku amraya...

Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay

Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay

by Dalsan Editor
April 30, 2025
0

Garoowe – Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Somaliland 15 maxbuus oo horay loogu qabtay dagaalladii...

Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso

Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso

by Dalsan Editor
April 30, 2025
0

Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u mamnuucday isticmaalka baasaboorka ay bixiso Taiwan, iyadoo dadka wata...

President Laftagareen Meets UN Special Envoy James Swan in Baidoa to Discuss Security, Development, and Humanitarian Issues

President Laftagareen Meets UN Special Envoy James Swan in Baidoa to Discuss Security, Development, and Humanitarian Issues

by Dalsan Editor
April 30, 2025
0

Somalia's South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Wednesday received the United Nations Special Representative for Somalia, Ambassador...

Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan
Warar

Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan

April 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay
Warar

Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay

April 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso
Warar

Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso

April 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagareen Meets UN Special Envoy James Swan in Baidoa to Discuss Security, Development, and Humanitarian Issues
English News

President Laftagareen Meets UN Special Envoy James Swan in Baidoa to Discuss Security, Development, and Humanitarian Issues

April 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
New Interim SRCC Adebayo Kareem Meets Somali President to Strengthen Security Cooperation
English News

New Interim SRCC Adebayo Kareem Meets Somali President to Strengthen Security Cooperation

April 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Galmudug President Holds Talks with UN Special Representative on Security, Governance, and National Development
English News

Galmudug President Holds Talks with UN Special Representative on Security, Governance, and National Development

April 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dadka aan Sharciga Lahayn oo Somaliland Laga Dalbaday Inay Baxaaan
  • Puntland iyo Somaliland oo Isku Wareejiyay Maxaabiis Dagaal, Iskaashi Cusubna Ku Dhawaaqay
  • Soomaaliya oo Mamnuucday Baasaboorka Taiwan, Xilli Xiisadda Geeska Afrika ay Sii Kordhayso
  • President Laftagareen Meets UN Special Envoy James Swan in Baidoa to Discuss Security, Development, and Humanitarian Issues

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00