• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

FAALLO: Yaa loo saadaalinayaa xilka Guddoomiyaha BFS, Xildhibaan Jawaari mise Xildhibaan C/rashiid Xiddig ?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 10, 2017
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sida qorshuhu yahay waxaa la filayaa in berrito la doorto Guddoomiyaha Golaha Shacbiga Qaranka, waxaana xilalkaasi ku loolami doona Murashixiin miisaan ku dhex leh Siyaasadda dalka.

Labada Murashax ee sida gaarka loo hadal-hayo ayaana kala ah Guddoomiyihii hore ee BFS, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan” Jawaari” iyo Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo horey u ahaa Wasiiru-dowlihii Arrimaha Gudaha ee XFS ee uu xilligeedu dhamaaday.

Waxaa Hoteelladda magaalladda Muqdisho ka socdo Dhaqdhaqaaqyo xooggan oo la xiriira Ololaha Murashixiinta, waxaana si gaar ah loo dareemi karaa Ololaha Murashaax Xiddig ee uu ugu diyaar garoobayo Doorashadda lagu madalsan berrito oo ay taariikhdu tahay 11-ka bisha January ee sannadka  2017-ka.

Murashax Xildhibaan C/rashiid Xiddig waxa uu Kulamo la yeeshay Xildhibaanadda ka soo kala jeeda Puntland, K/Galbeed, Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle iyo kuwa Reer Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed, ahna Murashax Madaxweynaha JFS, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dhex muuqday Madaxda taageeradda jibeysan la garab taagan C/rashiid Xiddig, wuxuuna Shariif Xasan rajeynayaa in Guddoomiyaha BFS loo doorto C/rashiid Xiddig, taasi  oo ku xiran Fursadiisa Doorashadda Madaxtinimadda ee uu Shariifka taagan yahay.

Xildhibaanadda iyo Siyaasiyiinta ka hadlay Kulamadaasi ayaa ka mideysan in loo baahan yahay  Isbedelka Hoggaaminta dalka, si loo helo Siyaasad Mideysan iyo Wada-tashi Guud oo loo dhan yahay.

Xildhibaanadda cusub ayaa u muuqda Dhallinyaro Isbedel-doon ah, isla markaana ka aragti duwan yihiin Xildhibaanadii hore, waxayna u ololeynayaan in la doorto Hoggamiye hanan kara Hawsha loo idmaday.

Hadal-haynta Doorashadda Hopggaaminta BFS u liicdo dhanka kale, oo uu Prof. Jawaari ku guuleysto Xarig-jiidkaasi, waxay taasi dhabaha u xaari kartaa inuu Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday ee  Xasan Sheekh Maxamuud mar kale loo doorto Madaxweynaha JFS.

Siyaasiyiinta wax naqdiya ayaa sheegay in Xasan Sheekh  la soo tijaabiyey Meerta-madaxeedkiisa soo taxnayd ilaa sannadkii 2012-kii, taasi oo laga dheehan karo Halbeegga Waxaqbadka Dowladiisa ee Ammaan iyo Dhaliil.

Waana hubaal in Madaxweyne Xasan Sheekh culays xooggan kala kulmi karo Doorashadda Madaxtinimadda oo ay kula loolami doonaan Siyaasiyiin iyo Madax isaga la soo shaqeysay iyo kuwo ay ku kala irdhoobeen Siyaasadda aan saaxiibka joogtada lahayn.

Si kastaba ha ahaatee, Loolanka xilka Guddoomiyaha Barlamaanka Cuusb  ayaana Tusaale u noqon karta Tisqaadista Loolanka Madaxtinimadda, balse waxaa isweydiin mudan Yaa loo saadaalin doonaa xilka Guddoomiyaha BFS, Xildhiubaan Jawaahir mise Xildhibaan C/rashiid  Xiddig.

©Radio Dalsan

Previous Post

Africans citizens stranded as Somalia issues tough immigration measures

Next Post

Dhageyso: warka Duhur Ee Radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Dib-udhac ku yimid shirkii Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

June 15, 2025
Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray
Caalamka

Weerarro culus oo u dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo cirka isku shareeray

June 15, 2025
Next Post

Dhageyso: warka Duhur Ee Radio Dalsan

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

by Gesey Liban
June 16, 2025
0

The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

by Ilhaan
June 16, 2025
0

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
English News

Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
Warar

Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladda Soomaaliya Weli Waxaa Ka Go’an Wadatashi Qaran iyo Midnimo Siyaasadeed
Warar

Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Buundada  Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay
Warar

Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei
Caalamka

Trump oo la sheegay inuu diiday qorshe Israa’iil ku dooneysay dilka Aayatollah Khamenei

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes
English News

India’s Diplomatic Tightrope: Why New Delhi Refused to Condemn Israel in SCO Statement on Iran Strikes

June 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Concludes Participation in the 113th International Labour Conference and Condemns Malicious Campaign
  • Kulan Ka Mid Ah Golaha Shacabka oo U Baaqday Kooram La’aan Awgeed
  • Shirka Wadatashiga Qaran oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho Galabta
  • Buundada Bariire oo Qarax Lagu Burburiyay

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00