• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, September 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Dowladda Uganda oo beenisay inay Ciiddankooda kala baxayaan Hawlgalka AMISOM ee Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 8, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Uganda ayaa si kulul u beenisay wararka ay Warbaahinadda Bulshadda maalmahan ku sheegayaan inay Uganda la bixi doonto Kumanaanka Askari ee qeybta ka ah Hawlgalka Midowga Afrika ee Nabad-ilaalinta Somalia ee AMISOM.

Telefishinka NTV-Uganda ayaa baahiyey in Taliska Sare ee Ciiddanka Uganda oo uu Madaxweyne Yoweeri Museveni madax ka yahay ay muddo 2 isbuuc gudaheeda kaga soo saari doonaan Goaankooda ku aadan Dib-u-eegista ay ku hayaan Ciiddanka ka jooga AMISOM, 9 sanno kadib, Isku-day lagu doonayo in dib loogu soo celiyo Deganaanshaha iyo Nabadda Somalia.

PADDYAfhayeenka Ciiddanka Ugand,a Colonel Paddy Ankunda oo la hadlay Telefishinka NTV ayaa beeniyey inay Ciiddankooda kala soo bixi doonaan Somalia.

“Waan maqlayaa wararka lagu sheegayo in Ciiddanka Uganda ee UPDF laga soo saarayo Somalia, ma garanayo halka ay ka keeneen. Waxa aan haatan samaynayo ayaa ah inaan qiimeyn doono Hawlgalakasi oo socday muddo ku dhow 10-sanno, taasina micnaheeda ma aha in Ciiddanka Uganda laga soo wada saarayo Hawlgalka ka socda dalka Somalia. Waxaan u malaynayaa Warkaasi waa Borobogaando” ayuu yiri.

Mar wax laga weydiiyey inay Ciiddankaasi niyad-jab ka qaadeen Mushaar-dhimista lagu sameeyey, waxa uu yiri :- “Taasi haba yaraatee waxba u dhimayso Moraalkeenna.  Waxay qaataan mushaar buuxa marka ay ku soo laabtaan dalkooda hooyo”

Go’aankii ay Dowladaha Midowga Europe ku jareen 20% Miisaaniyadda lagu taageeri jirey Hawlgalka AMISOM, ayaa waxa u usaamayn ku yeeshay Mushaarkii ay Askarta AMISOM qaadan jireen, iyadoo Ciiddanka Uganda aysan wax mushaar ah helin dhowrkii bilood ee la soo dhaafay.

Dhinaca kale, Taliska Sare ee Ciiddanka UPDF oo uu Madax ka yahay Madaxweynaha Uganda, Yoweeri Kaguta Museveni ayaa la filayaa inay Kulamo Xasaasi ah ka yeeshaan Masiirka Ciiddankooda qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM iyo saamaynta ay keeni karto haddii ay Ciiddankooda kala soo baxaan Somalia iyo Khataraha ay Uganda iyo dalalka deriska ka filan karaan Xarakadda Alshabaab oo qorsheynayso inay weeraro cusub ku qaadaan Uganda.

Xigasho: NTV

©Radio Dalsan

Previous Post

Wasiir Somali-Kenyan sheegtay inay Qaxootiga Soomaalida culays ku yihiin.

Next Post

Dhageyso: Warka subaxnimo ee radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni
Warar

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

September 14, 2025
Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni
Warar

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

September 14, 2025
Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir
Warar

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

September 14, 2025
“MW Xasan Sheekh oo U Daahfuray Xarun Casri ah Taliska Sahanka iyo Sirdoonka CXD”
Warar

“MW Xasan Sheekh oo U Daahfuray Xarun Casri ah Taliska Sahanka iyo Sirdoonka CXD”

September 13, 2025
Meydad Hor Leh oo  laga helay Banaanka Ceeldheer iyo Howlgallo Socda
Warar

Meydad Hor Leh oo laga helay Banaanka Ceeldheer iyo Howlgallo Socda

September 13, 2025
Trump oo ka hadlay duqayntii Israa’iil ka geysatay Qadar
Warar

Trump oo ka hadlay duqayntii Israa’iil ka geysatay Qadar

September 10, 2025
Next Post

Dhageyso: Warka subaxnimo ee radio Dalsan

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal

by Liban
September 14, 2025
0

Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

by Ilhaan
September 14, 2025
0

Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

by Ilhaan
September 14, 2025
0

Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

by Ilhaan
September 14, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal
English News

Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni
Warar

Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni
Warar

Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir
Warar

Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Soldier Honored for Heroism in Foiling Ceeldheer Car Bomb Attack
English News

Somali Soldier Honored for Heroism in Foiling Ceeldheer Car Bomb Attack

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Jubbaland Forces Foil Al-Shabaab Attack in Raskamboni
English News

Jubbaland Forces Foil Al-Shabaab Attack in Raskamboni

September 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s First Female Boxer Ramla Ali Returns Home with Historic Gold Medal
  • Ciidanka Jubbaland oo Ka Hortagay Weerar Al-Shabaab ay ku qaadeen Raskambooni
  • Puntland oo Ku Dhawaaqday Musharrixnimada Madaxweyne Saciid Deni
  • Guddiga Doorashooyinka oo Dib u Furay Xarumaha Diiwaangelinta Gobolka Banaadir

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00