Dowladda Sacuudiga oo Maanta Qaadeysa Dad Ku Dhaawacmay Qaraxii Central Hotel

Dowladda Boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa Maanta la filayaa iney qaado qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Hotelka Central Ee muqdisho.

Dadkasi lagu wado in loo qaado Dalka Sacuudiga waxa ay kamid yihiin dad badan oo wax badan looga qaban waayay Dalka.

Dad kale oo isla qaraxasi ku dhaawacmay ayaa looq aaday Dalka Dalalka Turkiga iyo Imaaraadka Carabta.

Waxa kamid ahaa oo weli dibadda ku maqan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor