Muqdisho(Radio Dalsan):- Qaarkamid ah xildhibaanada baarlamanka maamulka Galamudug ee maanta xilka qaadista ku sameeyay madaxweynaha maamulkaasi oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa waxa ay kadigeen in warka ka soo baxay xafiiska C/kariin Guuleed oo uu xaalada dag-daga ah ku galinaayo deegaanda maamulkaas uu noqdo mid lagu baneesanaayo dhiiga xildhibaanada mamaulka Galmudug
Halksan Hoose Ka Dhageyso Codka Xildhibaanada