Cadaado(Radio Dalsan):- wasiir kuxugeynii wasaarada Qorsheenta ahaana siihayaha xilka wasiirka wasaaradaasi C/qaadir Maxamed Aadan oo lahadlay Radio Dalsan ayaa waxa uu ku dhawaaqay inuu gabi’ahaanba iska casilay xilka uu u’hayay maamulkaasi
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Wasiirka