Taliska Ciidanka Police-ka Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay dhibaato xoogan oo dhinaca amniga ah ay ku qabaan Xildhibaanada cusub ee dhawaan la doortay ee Koonfur Galbeed kuwaas oo uu sheegay in markii ay ku guleystaan doorashada ay Rasaas dabaal deg ah ridaan ciidamo ay wadaan tasaas oo magaalada oo dhan is qabsata.
Korneyl Mahad C/kariin oo ah taliyaha Police-ka ayaa sheegay rasaastaas ay sameyn weyn ku yeelato amaanka iyo isu socodka dadka madaama ay ay dadku cabsi badan ka qadaan waxyeelo ka dhan karta rasaasta.
Halkaan ka dhegyso Warbixin weriyaheena C/naasir Musharaf