Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ka bixitaankii Al-Shabaab ee Muqtaar Roobow iyo u tartamida Madaxweynaha Koonfur Galbeed.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax u diidaya inuu tartamo balse weli aysan dhameystirneyn shuruudihii ka bixitaanka Al-Shabaab.
Waxa uu sheegay in xilligaan uu qabo in Muqtaar Roobow uusan u tartamin xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed ilaa uu ka cadeeyo sababaha uu uga baxay Al-Shabaab.
Hoos Ka Dhageyso Codka Xasan Sheekh Maxamuud.