(Dhageyso):- Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalo Ka Dhacay Deegaano Hoosyimaada Kismaayo.

Kismaayo (Radio Dalsan):- Afhayeenka laamaha amaanka maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Maxamuud Carab oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in dagaal xoogan uu ka dhacay deegaano hoosyimaada Kismaayo isla mar ahaantaana dagaalkaasi ay qaadeen ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa amisom oo shegay in ay ugurmadeen dadka shacabka uu sheegay in ay dhibaato kala kulmeen Al-shabaab

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Afhayeenka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor