Dhageyso: maamulka Bandiiradley oo ka hadlay Shilgaari qasaarana ka dhashay oo ka dhacay deegankaas

gudoomiyaha deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug C/risaaq Axmed Jaamac oo la hadlay dalsan ayaa waxa uu ka warbixiyay shilgaari oo maanta ka dhacay deegankaas.

gudoomiyaha ayaa sheegay in gari looyaqaano Noha uu rogmaday islamar’ahaantaana halkaas uu qasaaro ka soo garaay 2-ruux oo kamid ahaa dadkii saarnaa garaigaas.

Halkan hoose ka dhageeso codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media