DHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo Ballan Qaad U Sameeyey Shacabka Muqdisho

Guddoomiye ku xigeenka cusub ee arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Cilmi Erig ayaa sheegay in maamulka gobolka uu xooga saari doono hormarka, iyo sidii shacabka Muqdisho ay u heli lahayeen adeegyada ay u baahan yihiin.

Erig ayaa shacabka Muqdisho u ballan qaaday inay heli doonaan adeeg kastaa oo ay uga baahanyihin maamulka gobolka Banaadir, sida caafimaadka, iyo waxbarashada oo uu tilmaamay in maamulku xooga saari doono adeegyada Bulshada.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media