Dhageyso: Degmooyinka Dharkenley Iyo Boondheere oo lagu daah furay tartan-aqooneedka radio Dalsan

Waxa caawa ku tartamay habeenkii koowaad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan degmooyinka Dharkenley iyo Boondheere.

Tartanka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa kusoo Baxday Degmada Boondheere oo Keensatay 10 Dhibcood Halka Dharkenleey ay la tamid 8 Dhibcood.

Tartanka waxa caawa soo baxday degmada Boondheere ee gobolka Banaadir waxaana halkasi ku hartay degmada Dharkenley.

Habeen dambe waxaa Ku Balansan Degmooyinka Kaaraan Vs Cadaado.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor