Maanta Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka furmay Shirka Afaraad ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo ka qeyb galayaan madaxda Dowlad Goboleedyada marka laga reebo Madaxweynaha Hir-Shabeelle.
Shirkaas ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada waxa ay sheegeen inay uga hadlayaan xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo qodobo kale.
Hadaba Shacbaka ku nool Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa aragtidooda shirkaas ka dhiibteen,waxaana badi ay sheegeen in uu yahay mid lagu bur burinayo Qaranimada Soomaaliya.
Hoos Ka Dhageyso Codadka Qaar ka mid ah Shacabka Boosaaso.