DEG DEG : Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo isbahaysiga Sacuudiga ku eedeeyey 40 qof ee Yemen lagu dilay

Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya C/salaaam Hadliye ayaa weerarki duqeynta ahaa ee lagu dilay in ku dhaw 40 qof oo Soomaali Ah dalka Yemen ku eedeeyey iney ka dambeeyeen isbahaysiga uu Sacuudiga hogaamiyo ee dagaalada ka wada Yemen

isago la hadlayey wakaalada wararka SONNA ayu sheegay in dawladda Soomaaliya ay baaritaan kadib arinkaa ogaatay ,waxaana uu sheegay in la is kala xisaabtami doono.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor